DAAWO MUQDISHADA MUCUSUB IYO FARXADA SHACABKA XAMAR.

0
Monday June 08, 2015 - 09:00:08 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUQDISHADA MUCUSUB IYO FARXADA SHACABKA XAMAR.

    Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ajaaniib fara badan oo howlo shaqo u jooga, haba ugu badnaadaan dad u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo mashaariic kala duwan ka wada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ajaaniib fara badan oo howlo shaqo u jooga, haba ugu badnaadaan dad u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo mashaariic kala duwan ka wada Muqdisho.

Muuqaalkaani waa mid ka mid ah shaqaalaha Turkida ee ka howlgala Muqdisho oo kaalin shidaal ka iibsanaya isla markaana lacagta ku bixinaya EVC oo ah qaab lacagaha la isku xawilo ee shirkadda Hormuud ka hirgelisay dalka.

Waxaa arkeysaa Ajaaniib magaalada dhex mushaaxaya oo gacmahooda ku kaxeysanaya baabuur, iyadoo aysan jirin cid ilaalineysa, walow goobaha ay ku dhex mushaaxaan ay tahay goobaha amaan ahaan xoogan ee xarumaha dowladda ku badan yihiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip