Heshiiskii RW Cumar C/rashiid & Axmed Madoobe ma joojin karaa Mooshinka?

0
Monday June 01, 2015 - 16:35:56 in Wararka
  • Visits: 1714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiskii RW Cumar C/rashiid & Axmed Madoobe ma joojin karaa Mooshinka?

    Waxay Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya sheegeen in waxba iska quseynin Mooshinka iyo Heshiiskii dhawaan Kismaayo ku saxiixdeen RW Cumar C/rashiid & Horjooge Axmed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya sheegeen in waxba iska quseynin Mooshinka iyo Heshiiskii dhawaan Kismaayo ku saxiixdeen RW Cumar C/rashiid & Horjooge Axmed Madoobe.
Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan ayaa sheegay in Mooshinka mar hadii laga dooday dhowr jeer uu u baahan yahay in la dhameystiro oo Codka loo qaado, iyaguna taasi Maanta u fadhiyaan ay sugayaan codeynta.

Codsiga RW Cumar C/rashiid, ee ku aadan in waqti loo siiyo arrinta ku aadan Mooshinka laga keenay Baarlamaanka Axmed Madoobe ayuu ku sheegay in uu yahay mid kasoo daahay waqtigii loo baahnaa.

Wuxuu sheegay Xildhibaanka in Shacabka Jubbooyinka & Gedo aysan raali ka ahayn Baarlamaanka lagu dhisay Kismaayo ee u afduuban Axmed Madoobe, kaasi oo aan waafaqsaneyn Dastuurka KMG ee dalka.


Xildhibaan Mataan ayaa ugu danbeyntii sheegay in qaabka kaliya ee hadda lagu sixi karo Baarlamaanka Axmed Madoobeayuu ku sheegay in uu yahay Mooshinkaan, lana ogaan doono wax walba markii loo codeeyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip