Daawo Fowziya Bile Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya.

0
Monday April 06, 2015 - 22:37:40 in Xulka Sawirada by Super Admin
  • Visits: 1417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fowziya Bile Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya.

    Fowziya Bile Waa mid Kamida Musharixiinta Ugu Cad Cad Madaxweynenimada Maamulka Gobolada dhexe Ee Soomaaliya waxana ay Tahay Gabarta Kaliya ee isu sootaagtay Qabashada Jagadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fowziya Bile Waa mid Kamida Musharixiinta Ugu Cad Cad Madaxweynenimada Maamulka Gobolada dhexe Ee Soomaaliya waxana ay Tahay Gabarta Kaliya ee isu sootaagtay Qabashada Jagadaasi.

Musharax Fowziya waa muwaadin Soomaaliyeed islamarkaana ka soo jeeda Deegaanka Gobolada dhexe Ee Soomaaliya iyadoo in mudda ah kusoo dhex jirtay Siyaasada Soomaalida kuddo dheeerna kas oo shaqeysay qaar ka mid ah Wadamo ku yaalada Qaaradaha Yururb Ameerica Australia Iyo Africa, waana shaqsi caanka inta badan Bulshada Soomaalida dhexdooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip