Daawo Muuqaalka Cusub Ee Liisho Live Show.

0
Tuesday March 24, 2015 - 20:27:30 in Sawirka Maanta by Super Admin
  • Visits: 1451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaalka Cusub Ee Liisho Live Show.

    Muuqaalkan ayaa noqonaya mid Asbuuckasta aad ku daawataan Muuqaaladii ugu danbeeyay Ee Dalka Guud ahaan Iyo Magaalada Muqdisho Waxana Muuqaalkan Idiin Daadihin Doona Wariye Hassan Liisho Barnaamijkana Waxaan Ugu Magacdarnay Isla Wariyaha oo Ah Liisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqaalkan ayaa noqonaya mid Asbuuckasta aad ku daawataan Muuqaaladii ugu danbeeyay Ee Dalka Guud ahaan Iyo Magaalada Muqdisho Waxana Muuqaalkan Idiin Daadihin Doona Wariye Hassan Liisho Barnaamijkana Waxaan Ugu Magacdarnay Isla Wariyaha oo Ah Liisho Live Show waxaad si toos uga bogan doontaa Dhawaan Warbaahinada Soomaalida Intooda badan Iyo Warbaahinta Caalmaka kuwooda ugu afka dheer. Barnaamijkan ayaad kud aawan doontaa wareysiyo aanu la yeelano Siyaasiyiinta dalka Culimada Iyo Bahda Fanka Soomaalida Waxase Aan Meesha ka marneyn Doorka Dhalinyarada oo iyaguna ku soo bandhigi doona doorkooda ay uhayaan Bulshada.

Balanteenu waa Barnaamijka Liisho Live Show Oo si toos ah dhaaan hadawa ugu soo biiri doona insha allaah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip