
Hamoogaan Showga Habeenka Rahma Roze Iyo Amina Kuluc Ee Oslo Norwey.
Showgan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Caasimada U ah Dalka Norwey Ee Oslo ayada oo kumanaan Soomaali ah ay aad u sugayaan Fanaanada Caanka ah kana mid ah Xidigaha Waqooyiga Ameerica Rahma Roze Iyo Fanaanada Amina Kuluc oo iyada qudheeda ka mid ah Fanaaniinta loogu jecel yahay Qaarada Yururb gaar ahaan Dalka Uk.
Muqaalka Showga Oslo Waxaa Idiin Soo bandhigi doona Muuqaalkiisa GobFilms.


Showgan ayaa waxaa isku soo dubariday Gabarta looga danbeeyo xaga isku dubaridka Iyo Horumarinta Fanka Iyo FanaaniintaPrompterHodan A Taaliin
Hamoogaan Showga Habeenka Rahma Roze Iyo Amina Kuluc Ee Oslo Norwey.
Showgan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Caasimada U ah Dalka Norwey Ee Oslo ayada oo kumanaan Soomaali ah ay aad u sugayaan Fanaanada Caanka ah kana mid ah Xidigaha Waqooyiga Ameerica Rahma Roze Iyo Fanaanada Amina Kuluc oo iyada qudheeda ka