Daawo:Maxeey Naaleeyiihin Team Qeybtooda Edmonton Iyo Toronto Iyo Fanaanada Shukri Siindiko...

0
Friday February 13, 2015 - 15:06:31 in Xulka Sawirada by Super Admin
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maxeey Naaleeyiihin Team Qeybtooda Edmonton Iyo Toronto Iyo Fanaanada Shukri Siindiko...

    Fanaanada Caanka ah Ee Shukri Siindiko ayaa ka dhwaajisay in kooxda Maxey Naleeyihiin Team xafiiskooda Edmonton iyo Toronto iyo guud ahaan Canada ay markasta utaagan yihiin soo dhaweynta Fanaaniinta iyo soo abaabulida xafladaha iyagoo markstaa jecel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanada Caanka ah Ee Shukri Siindiko ayaa ka dhwaajisay in kooxda Maxey Naleeyihiin Team xafiiskooda Edmonton iyo Toronto iyo guud ahaan Canada ay markasta utaagan yihiin soo dhaweynta Fanaaniinta iyo soo abaabulida xafladaha iyagoo markstaa jecel inay inay farxad galiyaan fanaanka soo booqda iyaga iyo guud ahaan shacabka ka soo qeybgala xafladaha ay iyagu soo abaabulaan.

Maxey Naleeyihiin Team ayaa hore waxa ay uga soo shaqeeyeen inay dhowr show ku dhigaan Magaalooyinka Edmonton Iyo Toronto ee cariga dalka Canada kuwaas oo ay ka heesayeen Fanaaniin caan ah sida Fanaanka Ahmed Rasta Iyo Fanaanada Codka Macaan Fartuun Cumar iyagoo haatan ugu jira Abaabul kii ugu xooganaa abid sidii ay uqaban lahaayeen Show aan hore loo arag misna aan ka dhicin Toronto Fanaanka Cabdi Hollland oo ay Dhalanita Soomaalidu aadka u jecel yihiin iyadoo codsiga Fanaanka uu ahaa mid ka yimaaday in xiligan Show Toronto loogu qabto Shacabka Soomaalida ee ku dhaqanToronto iyo magaalooyinka ku xeeran ee Dalka Canada.


Maxey Naleeyihiin Team Waxay markasta utaagan yihiin sidii ay Showyo xiiso badan ugu qaban lahaayeen shacabkooda Soomaalida ee ku dhaqan Canada , UK Iyo dalal kale oo ay Xafiisyo ku leeyihiin, iyagoo walibana tix galinaya codsigooda hadba Fanaanka ay doonayaan oo loo casumayo.
Daawo Video
Dhageyso HeestaMaxey Naleeyihiin Team.

Daawo Video.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip