Marabtaa inaad ogaato wixii nagu dhacay Naga soo daba basbaaseyso.

0
Saturday November 05, 2011 - 16:20:48 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 7340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marabtaa inaad ogaato wixii nagu dhacay Naga soo daba basbaaseyso.

    Nin duqa ah ayaa wuxuu lahaay Dameer duq ah oo uu ku shaqeyso maalin maalmaha kamid ah ayaa dameerkii tabar laani ugu sii darsantahay duqnimadii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin duqa ah ayaa wuxuu lahaay Dameer duq ah oo uu ku shaqeyso maalin maalmaha kamid ah ayaa dameerkii tabar laani ugu sii darsantahay duqnimadii.
Nin kii duqa ahaay oo layaaban waxa dameerka ku dhacay maanta ayaa wuxuu dhulka kahelay Basbaas markaasbuu dameerkii dabada uga juqeeyey.

Dameerkii ayaa wuxuu bilaabay in uu ordo ileen waa dameer dabada basbaas laga geliyee Nin kii duqa ahaay wuxuu layaabay waxa dameerka ku dhacay oo xoogaan uu laorday u yeelay.

Markaasbuu asana dabada juq iskaga siiyey basbaaskii markii uu dareemay xanuunka basbaaska ay uu bilaabay inuu kadaba ordo dameerkii .


Ninkii iyo dameerkii oo is daba ordayaa ayaa gurigoodii orodku dhaafay markaasaa islaantii uu qabay duqu layaabtay oo Weydiisay odaygii waxa maanta ku dhacay markaasuu odaygii ugu jawaabay .

Marabtaa inaad ogaato waxa nagu dhacay Naga soo daba basbaaseyso intuu Basbaaskii u tuuray.

Wixii shwko ah oo aad noo heyso noogu soo dir codkamuqdisho@live.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip