Daawo Madaxweyne Hassan Sheekh Oo Wasiir Xirsi Aadan Rooble Ku Tilmaamay Wasiir Gutay Waajibkii Uu Shacabka Uhayay.

0
Wednesday December 10, 2014 - 00:05:16 in Sawirka Maanta by Super Admin
  • Visits: 2592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Madaxweyne Hassan Sheekh Oo Wasiir Xirsi Aadan Rooble Ku Tilmaamay Wasiir Gutay Waajibkii Uu Shacabka Uhayay.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameynayay tan iyo Markii ay la wareegtay Shirkada laga leeyahay dalk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameynayay tan iyo Markii ay la wareegtay Shirkada laga leeyahay dalka Turkiga taas oo howsheeda uu si gaar ah indhaha ugu hayay Wasir kuxigenka Gadiidka Iyo Duulista Hawada Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Ing Xirsi Aadan Rooble.
Daawo Video
Wasir kuxigenka Gadiidka Iyo Duulista Hawada Ahna Mudane katirsan Baarlamanka Ing Xirsi Aadan Rooble ayaa si diiran waxa uu ugu soo dhaweeyay Gigida Diyaaradaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud dhismaha Iyo dibudhiska casriga ah ee haatan lagu sameeyay inta badan Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde International Airaport ee Magaalada Muqdisho.


Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo dhex wareegay qeybaha kala gadisan ee haatan lagu soo kordhiyay Garoonka Diyaaradaha iyadoo Madaxweynaha ay idhihiisa qabteen qalab casri ah iyo Terminalada haatan lagu soo kordhiyay Garoonka Diyaaradaha, isgoo si gaar ah u amaanay Dadaalka uu sameeyay Mudda yar uu uu hayay Xilka wasiir kuxigeenka Ing Xirsi Aadan Rooble iyo sida uu uga faaiideeyay waqtigiisii Qaaliga ahaa ee wax ugu qabtay shacabka.

Sidoo kale madaxweynaha Somalia, ayaa sheegay in garoonkan uu la mid yahay kuwa caalamiga ah, masuuliyadda koowaadna saaran tahay Shacabka Soomaailyeed oo looga baahan yahay in ay ilaaliyaan dhismaha, “waxaa uu garoonka leeyahay adeeg dhammeystiran, dhanka ammaanka ayaana aad u ammaanayaa sida looga shaqeeyey, ayuu hadalkiisa ku gabagabeeyey madaxweynaha Somalia.

Ugu Danbeyntii waxa balanteenu tahay Hadii aad Noqoto Wasiir Noqo Sida Wasiir Kuxigeenka WasaaradGadiidka Iyo Duulista Hawada Xirsi Aadan Rooble.

2

4

7

8

9

14

17

18

19

20

21

22

25

13


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip