USA: 5-milyan Oo qof ayaa heli doona sharci kumeelgaar ah.

0
Friday November 21, 2014 - 23:01:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 5519
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    USA: 5-milyan Oo qof ayaa heli doona sharci kumeelgaar ah.

    Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in wax laga bedelaayo sharciyada socdaalka dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in wax laga bedelaayo sharciyada socdaalka dalka Mareykanka.

Ku dhowaad 5-milyan oo qof oo dadka soo galootiga ayaa heli doona sharci kumeelgaar ah oo u sahlaaya in ay deganaadan isla markaana shaqeystaan.


Balse arrintan waxaa si weyn uga soo horjeeda Xisbiga Mucaaridka ah ee Jamhuuriga oo doorashadii Baarlamaanka ee dhacday 4tii November la wareegay inta badan kuraasta labada gole ee Baarlamaanka Maraykanka.

Dalka Mareykanka waxaa ku nool 11-mliyan oo qof oo soo galooti ah, waxaana sanadkan kordhay caruurta kasoo galaya xuduudaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip