Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina

0
Wednesday November 19, 2014 - 14:42:26 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina

    Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina Labada ciyaaryahan ee adduunka ugu fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina Labada ciyaaryahan ee adduunka ugu fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kulmay mar koodii 27aad ee Old Trafford ka dhacay habeenki talaadada + Sawiro wax gool ah ma aynan dhalinin labada ciyaaryahan caalamku indha indhaynaayaa balsa xulka Portugal ayaa
1-0 ku garaacday xulka Argentina goolka guusha waxaa u sahle Xulka Portugal daqiiqadii 90aad Raphael
Guerreiro isagoo dhaliyay goolka kaliya la iska dhaliyey inta ay ciyaarta socode waxeyna ku soo idlaate
ciyaartii xiisaha laheyd ee xalay wanagsan oo aanan rabshado laheyn iyo sawiradii ugu wanaagsan ee labada
ciyaaryahan ka hor kulanka Old Trafford.
weeraryahankaXiddiga reer Argentina (dhanka bidix) iyo weeraryahanka iyo Xiddiga reer Portugal (dhanka midig)
oo kaftan is weydaarsanaayaa balsa loo jeedo in ay qoslaayaan intii ay ciyaarta socotay






















Wariye: HantiDhor





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip