Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015

0
Tuesday November 18, 2014 - 17:40:38 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015

    Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015 Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo Caawa kulan Saaxiib Tinimo ku dhex mari doonto garoonka Old Trafford ee Naadiga Manchester United

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015 Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo Caawa kulan Saaxiib Tinimo ku dhex mari doonto garoonka Old Trafford ee Naadiga Manchester United

Xulka Portugal oo tababarkii ugu dambeeyey ku qaadanaya garoonka kooxda Manchester United ee Old
Traffordka horkulanka caawa ay kula ciyaaryaan garoonkaa xulka Argentina




Ronaldo ayaa horay u sheegay in muhiimad weyn uusan u lahayn kulankan



Pepe oo lagu yaqaano in uu dad bursado ama dilo balsa sawirkaan waxuu ka tarjumayaa in uu raadinaayo
kubada walow ay ciyaaraayaan dhexku jire

Waxaa caawa ciyaar kulul oo u dhaxeyso Xulalka kala ah Portugal iyo Argentina ku dhexmari doonto
garoonka ManchesterUnited ee Old Trafford.
Ciyaartaa oo lagu tilmaame in ay ku hardamaayaa labada ciyaaryahan ee calamkuindha indheynaayo.


Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada uu mudada ku noolaa ee Manchester, maadaama uu
kooxda Manchester United iyo garoonka Old Trafford sannado badan kusoo qaatay ka hor inta uusan u dhaqaaqin dalka Spain iyo kooxda Real Madrid.
Xulka Portugal ayaa wajahaya caawa xulka Argentina kulan saaxiibtinimo oo ka dhici doona gegeda Old Trafford Saacada caawa marka ay tahay 20:45
Ronaldo iyo Messi ayaana ah xiddigaha soo jiidanayo indhaha Caalamka kulankaa.



Wariye HantiDhor









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip