UEFA Europa League 16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka.

0
Saturday March 01, 2014 - 15:39:44 in Sports by Super Admin
  • Visits: 2474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UEFA Europa League 16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka.

    Koobka UEFA Europa League oo xiliyadii hore loogu yeeri jiray (UEFA Cup) ayaa waxaa iskugu soo haray kaliyah 16-kooxood oo caan ka ah qaarada Yurub. Isku aadka koobkaan oo ay isku dhaceen kooxo isku magaalo ah ama ka soo wada jeeda hal dal ayaan waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koobka UEFA Europa League oo xiliyadii hore loogu yeeri jiray (UEFA Cup) ayaa waxaa iskugu soo haray kaliyah 16-kooxood oo caan ka ah qaarada Yurub. Isku aadka koobkaan oo ay isku dhaceen kooxo isku magaalo ah ama ka soo wada jeeda hal dal ayaan waxaanu ka xusi karnaa Juventus Vs Fiorentina oo qoorta isla galay kana soo wada jeeda dalka Talyaaniga iyo Fc Sevilla oo qaabili doonta Betis Sevilla oo ay hal magaalo ka wada dhisan yihiin.
Rriix halkan:-

Is araga wajiga hore iyo kan dambe ee koobkaan oo la kala ciyaari doono 13-ka bisha Maarso iyo 20-ka bisha Maarso ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in Finaalkiisa lagu qabto magaalada Torino ee dalka Talyaaniga taariikhdu marka ay tahay 14-bisha May.


ISKU AADKA KOOXAHA :

FC Basel Red Bull Salzburg
FC Porto SSC Napoli
Lodogrez Rasgrad Valencia
AZ Alkmaar Anchi Machatschkala
Olympique Lyon Pilsen
FC Sevilla Betis Sevilla
Tottenham Benfica Lisbon
Juventus AC Fiorentina


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip