Tahniyad Meher oo ku Socota Mudane Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Marwo Fardowsa Hassan Muuse

0
Saturday October 01, 2011 - 13:10:45 in Tahniyad by Super Admin
  • Visits: 2239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Meher oo ku Socota Mudane Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Marwo Fardowsa Hassan Muuse

    Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad meher oo farxad leh u dirayaan Meherka Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Fardoowsa Hassan Muuse oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan caasimada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad meher oo farxad leh u dirayaan Meherka Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Fardoowsa Hassan Muuse oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan caasimada.
1-Cabdirisaaq Boqor Omar Ismaciil iyo Xaaskiiska Ifraax Cabdi muumin

2-Cabdiqaadir Omar Ismaciil iyo Xaaskiisa

3-Cawaale Jaamac Salaad iyo Xaaskiisa

4-Cabdiqaadir Cali Hassan iyo Xaaskiisa.

5-Cali Cabdiqaadir maxamuud

6-Siciid maxamed isdabool.

7-Cabdikaafi Saalaax Dabshaan


8-Shugri Boqor omar Ismaciil

9-Faaatumo Boqor Omar Ismail

10-Maryan Boqor omar Ismail

11-Xaawo Boqor Omar Ismaciil

12-Idil Boqor Omar Ismai

13-Aaamino Boqor Omar Ismaiil

14-Axmed Cabdulahi Qarshe

15-Cabdishakuur Cabdiqaadir shire

16-Cabdulaahi Cabdi nuur Gogodode

Reer Xasan Muuse Colow iyo Dhamaan Reer Sanweyne.

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Yurub, Africa iyo America waxay Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Meherka Farxada leh ee Mudane Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Murwo Fardowsa Hassan Muuse oo meherkoodu ka dhacay dalka sweden gaar ahaan Magaalada Stockhlom 30/09/2011, waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara oo kala hela awlaad adeecda iyo kuwii gurigooda uu noqdo guri khayr qaba oo lagu dego.

Bahda Warbaahinta Codkamuqdisho.com hadii aanu nahay waxaan leenahay hambalyo iyo meher wacan.

Xafiiska Wararka Codka Muqdisho

H/Q/ Office Europe
codkamuqdisho@live.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip