Adiga ayaa qosli doonee mar qura akhri oo si fiican u dhuux.. Ila qosol..

0
Sunday August 28, 2011 - 19:52:57 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 6295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Adiga ayaa qosli doonee mar qura akhri oo si fiican u dhuux.. Ila qosol..

    Nin Soomaali ah oo jooga wadamada reer-galbeedka ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay Nagtiisa. Markii Maxkamadii la keenay ayuu diiday Tarjubaankii ay dowladu u qabatay una balamisay mid luuqada si wanaagsan u yaqaana afka-ingiriiska . Waxaa uu T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Soomaali ah oo jooga wadamada reer-galbeedka ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay Nagtiisa. Markii Maxkamadii la keenay ayuu diiday Tarjubaankii ay dowladu u qabatay una balamisay mid luuqada si wanaagsan u yaqaana afka-ingiriiska . Waxaa uu Tarjubaankii u u sheegay inuu sheegayo oo kaliya waxa uu u sheego oo kaliya. Hadalkiisii ayuu ku bilaabay “Naagtan Khaatiyan baan ka taagnahay, badahaygii bay gashay,ma nooli, nolosha ayay igu xabaashay, Naagtaydii kale way iga furtay, dukaankaygiina wuu kacay, wayna ilugoysay.

Tarjuubaankii ayaa waxa uu yiri.“I will tell you, what he told me, he is fed up by this woman, she enterred his ocean,she bured him alive,she open his other wife and his shop stand up.and she was cutting his leg.

ugu danbeyntii qaadigii ayaa waxa uu ku yiri arrinkan mid l agali karo maahan labadaan qofna waxa ay isku haystaan wax aan kala sari karno maahan dacwadan oo kalana waligay ima soo marin, si aan u xukuman am aqaan .kkkk

htt//:www.codkamuqdisho.com

codkamuqidsho@live.com

Ka dhiibo fikirkaada





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip