Muran dhex maray nin iyo naagtiisa isaga oo qarka u saaran dagaal misna heshiiyay, sheeko xiiso badan ..Daawo..

0
Sunday August 28, 2011 - 19:49:02 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 5677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muran dhex maray nin iyo naagtiisa isaga oo qarka u saaran dagaal misna heshiiyay, sheeko xiiso badan ..Daawo..

    Sida idin muuqata lamaanahaan ayaa muran dheer dhex maray marka ay cabaar murmeen oo ay is dhageysteen qof waliba qaladkiisa qaatey ayey daqiiqado kala aamuuseen kadib ninka ayaa waxaa mar qura ka soo baxdey afkiisaa kalmada ah I love ama waan ku jec

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida idin muuqata lamaanahaan ayaa muran dheer dhex maray marka ay cabaar murmeen oo ay is dhageysteen qof waliba qaladkiisa qaatey ayey daqiiqado kala aamuuseen kadib ninka ayaa waxaa mar qura ka soo baxdey afkiisaa kalmada ah I love ama waan ku jeclahay haweeneyda oo markii horeba ka baqeysey iney la hor marto ayaa iyana tiri I LOVE YOU Soomaalida ayaa ku Maah maahi jirtay nin iyo xaaskiis col iyo Nabad midna Maaha hadaba sheekadaas waxbaa ka jira. Ka daawo garabka midig ee heesaha ay ku jiraan adiga ayaa ka bogan doona.

waxana aan is le yahay dad badan inay ku quus qaadan doonaan misna durba heshiin doonaan marka ay uu muran dhex maro..

Xafiiska Wararka Codka Muqdisho

codkamuqdisho@live.com

www.codkamuqdisho.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip