Dalmar Yuusuf Ghelle Iyo Asxaab kale Oo Hambalyo Dhalasho Udiraya Al Fanaan Cabdiwali Rasta.

0
Wednesday February 13, 2013 - 06:49:14 in Tahniyad by Super Admin
  • Visits: 8089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalmar Yuusuf Ghelle Iyo Asxaab kale Oo Hambalyo Dhalasho Udiraya Al Fanaan Cabdiwali Rasta.

    Dalmar Yuusuf Ghelle iyo dhamaan Asxaabtiisa kale ee ku nool dalka Uk gaar ahaan Magaalada leicester waxa ay hablayo farxadeed hawada u marinayaan saaxiibkii ay aadka isugu dhwayihiin Al Fanaan Cabdiwali Rasta oo dhwaan Gabri ugu dhalatay Magaalada S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalmar Yuusuf Ghelle iyo dhamaan Asxaabtiisa kale ee ku nool dalka Uk gaar ahaan Magaalada leicester waxa ay hablayo farxadeed hawada u marinayaan saaxiibkii ay aadka isugu dhwayihiin Al Fanaan Cabdiwali Rasta oo dhwaan Gabri ugu dhalatay Magaalada Stockholm ee wadanka Swedan.

Waxaa sidoo kale Hablayo taa lamida gaar ugu diraya Al fanaan cabdiwali Rasta Asxaabta uu ugu horeeyo Dalmar Yuusuf Ghelle, Madaxa Somalivip Studio Ahmed Ugaaska, Fanaanada Caanka ah Farhia Kabayare,Mustafa, Mahdi Abba, Al Fanaan Abdirizaq, Maandeeq Maxamed Al fanaan Abdullaahi Weheliye, Jihaan Jalaqsan, faadumiina, Maryan Mursal Ciise Bootaan, Xuseen shire Jaamac , Jooqle shire , cabdi shire , Al Fanaan Bashiir Hanuuniye, iyodhamaan Fanaaniinta reer Uk, iyo Maamulka shaqaalaha Warbaahinta Codkamuqdisho.com oo leh hablayo alle hakaaga dhigo Midii diinteeda dadkeeda iyo dalkeeda anfacda Aamiin Aamiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip