Neero oo 51 Jir sday sheeko xiiso badan…

0
Sunday August 28, 2011 - 19:41:43 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 4824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Neero oo 51 Jir sday sheeko xiiso badan…

    Xaflad Si wanaagsan loo soo agaasimay kana dhacday Hotel Kuyaal xaafad islii oo ku taal bartamaha caasimada dalka kenya Nairobi ayaa waxaa loogu dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegatay markiiuu dhashay Maxamed Axmed Neero oo ahaa mid ka mid aha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad Si wanaagsan loo soo agaasimay kana dhacday Hotel Kuyaal xaafad islii oo ku taal bartamaha caasimada dalka kenya Nairobi ayaa waxaa loogu dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegatay markiiuu dhashay Maxamed Axmed Neero oo ahaa mid ka mid ahaa cayaartoydii soo martay xaafada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. maalintu waa qamiis taariikhdu waxa ay ku beegan tahay 07 /07/2011 neero waxa uu ahaa mid aad ugu faraxsan sanadka uu gaaray, waxaa halkaa ku sugnaa qaar ka tirsan dhalinyarda xaafada wardhiigley kuwooda ku sugan magaalada Nairobi.

xafladu waxa y bilaabatay lixda makhribnimo xiliga magalaada nairobi jawigu waxa uu ahaa mid aad u dagan inkasta oo xafladu bilaabatay hadana waxaa meesha ka dhacay arrin layaab leh ka dib markii mid ka mid ahaa dhalin yarada reer war dhiigleey oo magaciisa la qariyay ah booliska kenya ay ku qabteen xaafada islii kaa oo daqiiqado ka dib kala soo hadlay mid ka mid ah saldhigyada magaalda Nairobi Kenya gaar ahaan xafada islii taa mar kii danbe Neero oo habeen kaa watay labis kii ugu danbeeyay uu tagay saldhigii uu ku xirnaa wiilka kadib uu l ahadalay booliska ayaga oo u maleeyay inuuba yahay safiirka u fadhiya dalka kenya dowladda soomaaliya.

la soco sheeka qeybteeda kale insh allaah

Xafiiska warar Codka Muqdisho.com

codkamuqdisho@live.com

Nairobi Kenya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip