Julio Cesar: Waan Ku Faraxsanahay In Mario Milan Ku Biiro.

0
Saturday February 02, 2013 - 19:07:03 in Sports by Super Admin
  • Visits: 2513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Julio Cesar: Waan Ku Faraxsanahay In Mario Milan Ku Biiro.

    Gool hayaha kooxda Queens Park Rangers Julio Cesar ayaa ka hadlay u wareegidda Mario Balotelli ee kooxda Ac M ilan, isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay in Super Mario magaalada Milano ku laabto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gool hayaha kooxda Queens Park Rangers Julio Cesar ayaa ka hadlay u wareegidda Mario Balotelli ee kooxda Ac M ilan, isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay in Super Mario magaalada Milano ku laabto.

Cesar iyo Balotelli ayaa mar kawada trisanaa safka kooxda Inter Milan, waxa uuna sheegay Julio in Super Mario yahay nin wanaagsan waana ku faraxsanahay maxaa yeelay waxa uu tegay magaaladii ay joogeen dadka yaqaan lagana jeclaa.


Mario Balotelli ayaa 20-milyan ugu biiray bashii hore kooxda Milan oo yaraantiisi uu jeclaa, waxaana hada la sugayaa waxa uu kasoo ban dhigi doono kooxdaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip