Ferguson: Lama Filaan Ayey Igu Noqotay In Beckham Ku Biiray Paris Saint-Germain.

0
Saturday February 02, 2013 - 19:05:05 in Sports by Super Admin
  • Visits: 2019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ferguson: Lama Filaan Ayey Igu Noqotay In Beckham Ku Biiray Paris Saint-Germain.

    Waxa uu sheegay tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson inuu la yaabay in David Beckham ku biiro kooxda Paris Saint-Germain ee ka dhisan horyaalka France..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa uu sheegay tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson inuu la yaabay in David Beckham ku biiro kooxda Paris Saint-Germain ee ka dhisan horyaalka France..

Ferguson ayaa yiri aad ayaan ula yaabay in David Beckhma doorto inuu ku biiro Paris, isagoo sii raaciyay weligey isma dhihin taas ayaa dhaceysa. waan ogaa inuusan Ingigiiska ka cayaari doonin, isagoo oofinaya balanqaadkii ahaa inuusan United kadib koox Ingiriisa u cayaari doonin.


“Laakiin waxaan hubaa inay yaryihiin dadka aaminsanaa in David ku biirayo kooxda Paris Saint-Germain, anigu waxaan kamid ahay dad lama filaanka ay ku noqotay ayuu yiri Feguson.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip