Kabtan Company Oo Seegi Doona Kulanka Adag Ee Man City Iyo Liverpool.

0
Saturday February 02, 2013 - 19:03:20 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtan Company Oo Seegi Doona Kulanka Adag Ee Man City Iyo Liverpool.

    Tababaraha kooxda Man City Roberto Mancini ayaa liiska kooxda qaabili doonta Liverpool maalinta Axada ka saaray kabtanka kooxda City Company oo weli la jiifa dhaawici kasoo gaaray kulankii Stoc City ee koobka FA-ga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Man City Roberto Mancini ayaa liiska kooxda qaabili doonta Liverpool maalinta Axada ka saaray kabtanka kooxda City Company oo weli la jiifa dhaawici kasoo gaaray kulankii Stoc City ee koobka FA-ga.
Company ayaa dhowr jeer dhaawac la kulmay sanadkii hore ee 2012, waxaana tababare Mancini ka saaray kooxda ka hor tegi doonta Liverpool.

Xiddigaha Mancini u yeeray kulankaas ayaa ah sidan:Joe Hart, Pantilimon; Zabaleta, Nastasic, Lescott, Clichy, Kolarov, Javi Garcia, Jack Rodwell, Gareth Barry, Milner, Samir Nasri, Scott Sinclair, Carlos Tevez, Dzeko,Sergio Aguero iyo Lopez.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip