Arsenal Oo Dooneysa Iney Isbuucaan Hesho David Villa.

0
Wednesday January 30, 2013 - 17:46:32 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal Oo Dooneysa Iney Isbuucaan Hesho David Villa.

    Kooxda Arsenal ayaa wadahadal toosa la furtay dhigeeda Barcelona, si ay u helaan weerar yahanka kooxdaas David Villa kaas oo ugu horeeya liiska xiddigaha tababare Wenger uu doonayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Arsenal ayaa wadahadal toosa la furtay dhigeeda Barcelona, si ay u helaan weerar yahanka kooxdaas David Villa kaas oo ugu horeeya liiska xiddigaha tababare Wenger uu doonayo.

Mid ka mida ergada Arsenal ayaa u safray gobolka Catalonia si isku daygii ugu dambeeyay ee laacibkaan uu u sameeyo, waxaana la filaa in kooxda Barcelona ay dalbadaan 16-milyan hadiiba Villa ay dhiibayaan.


Arinta Gunners ma-ahan mid sahlan halka Barcelona hal jeer ka badan ku dhawaaqeen in laacibkaan aysan diri doonin xiligaan, laakiin saadaal hoore ayaa tilmaameysa in laga yaabo in saacadaha ugu dambeeyna Villa ka war jeriyo Premier League.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip