Balotelli: ugu dambeyn waxaan ku biiray kooxdii aan jeclaa caruurnimadeydi.

0
Wednesday January 30, 2013 - 17:43:23 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Balotelli: ugu dambeyn waxaan ku biiray kooxdii aan jeclaa caruurnimadeydi.

    Waxa uu sheegay weeraryahankii hore ee kooxaha Man City iyo Inter sida uu ugu faraxsanyahay inuu ku biiro kooxdii uu jeclaa caruurnimadiisi ee Ac Milan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa uu sheegay weeraryahankii hore ee kooxaha Man City iyo Inter sida uu ugu faraxsanyahay inuu ku biiro kooxdii uu jeclaa caruurnimadiisi ee Ac Milan.

Milan ayaa shalay iclaamisay inay toosa ula wareegeen xiddigaan madaxa adag, kadib markii ay heshiis la gaareen kooxda Mancnester City, waxaana Mario kooxda u saxiixi doona heshiis afar sano ah.


Mario Balotelli ayaa yiri ugu dambeyn waxaan ku biiray kooxdii aan taageeri jiray yaraanteydi Forza Milano.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip