Kooxda Gabdhaha Horseed 14 Gool Uga Badiyay Kooxda Gabdhaha Dekedda.

0
Wednesday January 30, 2013 - 03:51:37 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Gabdhaha Horseed 14 Gool Uga Badiyay Kooxda Gabdhaha Dekedda.

    Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horseed iyo Dekedda , waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sareeyeen Horseed oo goolal badan huwiyay gabdhihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horseed iyo Dekedda , waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sareeyeen Horseed oo goolal badan huwiyay gabdhihii Dekedda oo ay ku kala direen 14-4.
Ciyaartan ayaa durba ku bilaabatay dardar xooggan ay la soo galeen Horseed oo goolal badan qeybtii hore kaga naxsaday Dekedda, markii la isku soo laabtay ayay Horseed oo awood soo bandhigaysa waxay garoonka kala baxeen xiddigahooda waaya-aragga ahaa waxayna garoonka la yimaadeen da`yartooda oo iyaguna markooda wacdaro la soo baxay ciyaartana ku soo afjaray 14-4 oo ay guusha kula hoydeen gabdhaha Horseed.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip