Mikel Arteta Iyo Kooxdisa Arsenal Oo Guul Ku Gaaray Garoonkoda Emirates Stadium Kulankii Ay La Ciyaareen QPR.

0
Saturday October 27, 2012 - 21:35:06 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mikel Arteta Iyo Kooxdisa Arsenal Oo Guul Ku Gaaray Garoonkoda Emirates Stadium Kulankii Ay La Ciyaareen QPR.

    Mikel Arteta ayaa u suura galiyaya kooxda Ku Ciyaarta garoonka Emirates Stadium Arsenal , inay sedex dhibcood kaga qaatan Naadiga QPR isla garoonkooda Emirates Stadium.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mikel Arteta ayaa u suura galiyaya kooxda Ku Ciyaarta garoonka Emirates Stadium Arsenal , inay sedex dhibcood kaga qaatan Naadiga QPR isla garoonkooda Emirates Stadium.

Kooxda uu tababaro Arsene Wenger ayaa waxay inta badan heystay sida caadada ah kubada madaama kooxdan Gunners ay tahay koox inta badan ciyaarta kubadaha baasaska ah .
Waxaa sidoo kale maanta garoonka ka dhex muuqday ciyaaryahankii 17ka bilood garoomada ka maqnaa ahna xidiga da’da yar ee kooxda Arsenal Jack Wilshere oo maanta u ciyaaray kooxdiisa ,balse badal lagu sameeyay qeybtii danbe ciyaarta .
Daqiiqadii 84 aad ayay heshay kooxda Arsenal goolka guusha iyadoo ay aheyd kubad uu si fiican u bad baadiyay goolhayaha kooxda QPR Jilio Ceser oo ahaa goolhaye bad badiyay kubado badan oo goolal loo filan karay inay noqdaan balse waxaa goolka shabaqa ku hubsaday ciyaaryahan Arteta, oo waqtigii ciyaarta loogu talagalay yiri anaga waaye guusha dhankeena .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip