Juventus Oo U Dhaqaaqeysa Saxiixa Weeraryahanka Barcelona David Villa.

0
Saturday October 27, 2012 - 21:30:52 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus Oo U Dhaqaaqeysa Saxiixa Weeraryahanka Barcelona David Villa.

    Kooxda Juventus ayaa waxaa kasoo yeeraya war xiisa badan kaaso dhanka tagaeerayaasha reer juve ku noqday filan waa waxaana ay tahay inay aad u xiiseynayaa saxiixa weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Juventus ayaa waxaa kasoo yeeraya war xiisa badan kaaso dhanka tagaeerayaasha reer juve ku noqday filan waa waxaana ay tahay inay aad u xiiseynayaa saxiixa weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa.

Villa ayaa waxaa uu dhaawac ku maqnaa hal xilli ciyaareed waxaana uu haatan booskiisii joogtada aha ku waayay mudadii uu maqnaan isaga oo haatan badal kusoo gala waxaana hore u xiisa qabtay kooxda Marwada Duqda ah .
Sida Ay qortay Fichajes.net David waxa uu ka shalaynaya diidmadii uu diiday dalabkii hore ee kooxda juventus usoo bandhigatay isaga oo haatan diyaar u ah .
Juventus ayaa waxay hore ugu fashilantay dalab yadii ay u dirsadeen weeraryahanda kala ah Stevan Jovetic, Fernando Llorente iyo Robin Van Persie.
Waxaana kooxda Juve ay rabta inay xaliso dhanka dhibaatada dhanka weerarka ka heysata iyadoo dooneysa inay 31 jirka uga dhigaan xalka gool dhalinta .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip