Isku Aadka Koobka Qaramada Africa Oo Lasoo Saaray, Tunisia iyo Algeria Oo Isku Dhacay

0
Thursday October 25, 2012 - 14:10:55 in Sports by Super Admin
  • Visits: 1656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Koobka Qaramada Africa Oo Lasoo Saaray, Tunisia iyo Algeria Oo Isku Dhacay

    Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka koobka qaramada Africa ee 2013, kaas oo ka dhici doona dalka South Africa, waxaana wareega hore isku guruub noqday xulalka Côte d’Ivoire, Tunisia iyo Algeria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka koobka qaramada Africa ee 2013, kaas oo ka dhici doona dalka South Africa, waxaana wareega hore isku guruub noqday xulalka Côte d’Ivoire, Tunisia iyo Algeria.
Guruubka koobad waxaa ku wada jira wadamada kala ah
South Africa — Cape Verde — Morocco — iyo Angola.
Guruubka labaad waxaa isku haya
Ghana — Mali — Niger — iyo Congo.
Guruubka sedaxaad waxaa ku wada jira
Zambia — Nigeria — Burkina Faso — iyo Ethiopia
Guruubka afaraad oo ah kan dhimashada waxaa ku kulmay
Côte d’Ivoire — Tunisia — Algeria — iyo Togo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip