GAYIGEENA HODONKA AH GAAJADDA MAXAA BADAY, GURBOODKEENA UBAXAA GEERIDA MAXAA BADAY!!??.

0
Monday October 08, 2012 - 16:07:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 4173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GAYIGEENA HODONKA AH GAAJADDA MAXAA BADAY, GURBOODKEENA UBAXAA GEERIDA MAXAA BADAY!!??.

    MAANSO AAD U XIISA BADAN Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAANSO AAD U XIISA BADAN Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.
Gogol xariira uma fidin guurowgiyo ciyaraha, shirib goobo uma xirin.
gadoon xiisa uma qabo. guux wisaqana daa.gocashase iitimid.
gudoon dowladnima. iyo gobonimadi qarankaa. galbta laysu keenoo.
garwadeen xaqaaniya. gurigii ummada iyo.madaxtoyo soogalay. gees
innaan ka qabanoo. guule aan u barinaa. gashigeenu yahayee.adiguna
gudoonsoo.

gabay qiiro badan iyo. geeraar usoo tiri. gayigeena hodankaa. gaajada
maxaa baday .gurboodkena ubaxaa. geerida maxaa baday. gaadaha qoryaha
suran. garwaxeydaka minada. gablankiyo dhibatada. guroftaan faqigu
galay. gayigena yaadhigay. gumeytahan. madowee. guryeheena meersaday.
yaa goroda noo suray. gabdhehena ugubka. guunaydaan lahayniyo.
dhaqankeeni gaamuray. yaa katuuray gabi dheer. goodkiyo abeesada.
guntiga aadku wadataan. iska gooya gafanaha. dhiigini gororsaday.
gumeestaha kalkaalkaa. gaday xeebeheenii. calankeeni gaasiray.


galabtey gudboontahay. inad garabka siisan. geesigaan inoo kacay.
guulow ilaahow. gacmahaynu hoorsanay. galadaan ku waarniyo. gayigoo
barwaaqaa. godob aaney jirino. gacaliyo xigaaladu. guryahaysku
booqdaan. gabdho layasa siiyoo. gabladiyo aroosyada. gaaf laysu xira
oo. guurtidiyo duqowduna. garwadeen yihiinoo. xaqa ay garanayaan.
garsoo nabada jecliyo. gobonimo nagaarsii. adigaa garanaye rabow
geesta nooroon.
waxaa tirisay Abwaan Farxiya Xuseen Cumar
Emailxanaan1110@hotmail.com
Nairobi Kenya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip