Sheeko Dhab ah Oo ka dhacday USA walibana Qosol Badan.

0
Thursday September 13, 2012 - 00:24:03 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 7321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeko Dhab ah Oo ka dhacday USA walibana Qosol Badan.

    Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa xanuunsatay hooyo ka dibna waxay kaxaysatay wiilkeeda oo qurbaha ku dhashay gaar ahaan wadanka Mareykanka si uu ugu turjumo Hooyadiisa markii ay tageen Isbitaalkii ayaa Hooyadii waxay hadalkeeda ku bilowday Sidata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa xanuunsatay hooyo ka dibna waxay kaxaysatay wiilkeeda oo qurbaha ku dhashay gaar ahaan wadanka Mareykanka si uu ugu turjumo Hooyadiisa markii ay tageen Isbitaalkii ayaa Hooyadii waxay hadalkeeda ku bilowday Sidatan :

waan xanuun sanahay markaas ayey wiilkeeda ku tiri u sheeg Dirtoorka habeenkii oo dhan waqtiga dambe xanuun saaid ah baa i qabta waxaad u malaynaysaa in fardo igu tumanayaan mar marna waxaan arkaa markuu xanuunka iga bato Qaruumo Budad Sita oo aan u maleeyo in ay i garaacayaan isla markii Diktoorka waxaa uu u wacday Poolis oo uu arintii ku wareejiyay wuxuuna booliskii faray in dadka qaxootiga dadka habeenkii ilaaynayo in laga qabto kkkkkkkkkkkkk


Waxaa soo qoray mid ka mida aqritayaasheena.
sara maxamed cali (saaratii)
kunool dalka Mareykanka USA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip