Sheeko Qosol Badan Uu inoo soo diray Mid kamida Aqristayaasheena.

0
Friday September 07, 2012 - 22:32:14 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 6374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeko Qosol Badan Uu inoo soo diray Mid kamida Aqristayaasheena.

    Sheekadan ayaa ah Sheeko aad u xiso badan iyadoo uu inoo soo ditaariyay mid ka mid aaqrista yaasheena ku xiran warbaahinta Codkamuqdisho.com isagoo inoogu soo diray Emailkeen ah :codkamuqdisho@live.com iyadoo qof walibaa uu sheekada uu is leeyahay wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekadan ayaa ah Sheeko aad u xiso badan iyadoo uu inoo soo ditaariyay mid ka mid aaqrista yaasheena ku xiran warbaahinta Codkamuqdisho.com isagoo inoogu soo diray Emailkeen ah :codkamuqdisho@live.com iyadoo qof walibaa uu sheekada uu is leeyahay wa amid aad u xiiso badan inoo soo diro si aanu idiinku soo bandhigno. aqri sheekadan xiisaha Badan .
maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin wuxuu u tagay diktoor dadka daaweeya ama rug caafimaad markii uu gudaha ugu galay diktoorkii ayaa waxaa la weydiiyay sida xanuunkiisa yahay markaa ayuu wuxuu ku jawaabay ( ninkii xanuunsanaa markaan dhargo waxba macuni karo markaan hurdana waxba ma arko

sheekadan waxaa idiin soo gudbiyay axmed maxamed cali(nakata)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip