Maxaa lagu gartaa doqonimada ?

0
Saturday September 01, 2012 - 17:05:43 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 5635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maxaa lagu gartaa doqonimada ?

    Hadaad maqasho faqiir baa taajiray rumayso, hadaad maqasho taajir baa faqiiray rumayso, hadaad maqasho noolaa dhintay rumayso, hadaadse maqasho DOQON BAA CAQLI YEESHAY ha rumaysan waligaa dabaalka waxaa lagu yaqaan lixdan tilmaamood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaad maqasho faqiir baa taajiray rumayso, hadaad maqasho taajir baa faqiiray rumayso, hadaad maqasho noolaa dhintay rumayso, hadaadse maqasho DOQON BAA CAQLI YEESHAY ha rumaysan waligaa dabaalka waxaa lagu yaqaan lixdan tilmaamood.
1-inuu cid kasta aamino

2-inuu cid kasta wax siiyo

3-inuu iska caroodo sabab la aan

4-inuu iska hadlo ujeedo la aan

5- inuu sirta faafiyo

6- inaanuu kala aqoon naxaan iyo nacab saaxiib iyo cadow

wixii fikir intaa dheer nasoo sii waan ku soo dareynaa mahadsanid kuna soo dir


Email. codkamuqdisho@live.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip