Waa Maxay jeceylka: “Noloshu Waa Jaceyl & Jaceylkuna Waa Nolol”.

0
Tuesday August 28, 2012 - 15:51:55 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 9632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay jeceylka: “Noloshu Waa Jaceyl & Jaceylkuna Waa Nolol”.

    Jaceylka Waa Furha Nolosha Iyo Qalbiga Daawa Diisa Ruuxa aad jaceshahay waxuu ku dha dhan siyaa farxad iyo murugo intuba ma’ahan oo kaliya ruuxa aad jaceshahay in aad ka heli kareyso oo kaliya farxad ama murugo iyo naxdin oo kaliya ee labaduba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaceylka Waa Furha Nolosha Iyo Qalbiga Daawa Diisa Ruuxa aad jaceshahay waxuu ku dha dhan siyaa farxad iyo murugo intuba ma’ahan oo kaliya ruuxa aad jaceshahay in aad ka heli kareyso oo kaliya farxad ama murugo iyo naxdin oo kaliya ee labaduba waa ay wada socdaan ruuxa waa uu kugu berayaa oo aad baad ugu helesaa.
Inta badan ruux ku jaceyl ama ruux aad jaceshahay uma quurtid ama uma ogalid in aad naxdin iyo murugo uu kugu beero ama aad ku beerto ee waxaad donesaan oo kaliya farxad iyo macan jaceyl oo muda dheer qaata aad kuwada jirtaan hadaba waxii larabo alle ayaa laga helaa oo kaliya ee bini aadan lagama helo waxii aad donayso alle ayaa ku qancin kara ee bini aadan kuma qancin karaayo.

Lakin waxa ladonayaa oo kaliya ayaa waxay tahay mar walba in xooga lasaaro laguna dadaalo sida mid walba dhiniciisa ugu xoojin lahaa jaceylka sida ruuxa kale ugu beeri lahaa ama u qancin lahaa ayadoo hadal xumada iyo qeelada iyo kibirka iyo isla weenida la iska ilaali naayo lagana foganaayo ee la isku muujinaayo naxriis hadal macan la isku oranaayo hadalka macan iyo dagnaanta iyo qadarinta waxaad ku kasbanaysaa qalbiga ruuxa aad jaceshahay oo idil waad ku soo jiidan kartaa waana fursadaha kaliya ee ruuxa aad ku kasban karto qalbigiisa ama qal bikeeda.


Ruuxa ku jaceyl sidee ayuu kugu beeri karayaa naxdin iyo murugo iyo wal wal fakar ? waxuu kugu beeri karayaa siyaaba haan kala duwan ama kala gadisan BALAN AYAA IDINKA DHAXEESAY MEEL AYAAD KU BALAN SANADEEN WAA UU KUGU IMAAN WAAYAY AMA WAA AY KUGU IMAAN WEESAY TALEEFANKA LANBARKIISANA WAA UU DAN SAN YAHAY RUUXA AAD SUGEESO WAA UU KUU SOO SOCDAA LAKIN WAA UU KUGU SOO DAAHAY TALEEFANKANA WAA UU KA DAMAY taasi murugo badan ayey kugu beresaa iyo fakar wal wal naxdin intaba wada socda.

Ruxii aad is jecledeen oo xanunsan ayaa laguu sheegay waad muru goneysaa oo aad baad u naxaysaa dhoor su’aalo ayuu qal bigaaga is way dinayaa qofka miyuu dhiman donaa miyuu caafi maadi donaa miyay caafi maadi dontaa dhaqsi miyuu xanun kaani deen donaa iyo wax yaabo badan oo lamid ah oo aanan lasoo kuubi kareen.

Ruuxa ku jacel sidee ayuu kugu beeri karayaa farxad iyo jaceyl siyaado ah qalbiga marka aad ku heeso ayey taleefan kuu soo dirtaa ama taleefan ayuu kuu soo diraa wax ku farxad galiyo ayuu ku shegaa ama ayey ku shegtaa wax ku naxdin galiyo kuuma sheegto ama kuuma sheego waa ay kaa ilaalisaa ama waa uu kaa ilaaliyaa hadiyado qali ah aadan falineen ayuu ku siyaa ama ay ku sisaa hadalo badan oo qalbiga uu donaayo ayey ku tiradaa ama uu ku yiradaa farxad iyo qosal badan ayaa dhex mara had iyo jeer lamaanaha daacada isku ah ee is doortay daacadana ku wada socda Alle jaceylka daacada ah ha inawada siyo labadii daacad isku ahna alle ha isku barakeeyo amiin amiin Dhamaad.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip