Gabadha Sanadka Oo Bogasheekooyinka Codkamuqdisho ku soo bandhigtay Sheeko Aad u xiiso badan.

0
Monday August 27, 2012 - 19:52:02 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 6330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Gabadha Sanadka Oo Bogasheekooyinka Codkamuqdisho ku soo bandhigtay Sheeko Aad u xiiso badan.

    Gabadha lagu Magaxaaco gabdha Sanadka oo iyadu ah gabar si aad ah ugu xeel dheer dhanka Sheekooyinka ayaa waxa ay Boga warbaahinta Codkamuqdisho.com ku soo bandhigtay Sheeko dad farabadani ay aad uga heleen iyadoo sheekadaasi inoo sheegtay inay tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadha lagu Magaxaaco gabdha Sanadka oo iyadu ah gabar si aad ah ugu xeel dheer dhanka Sheekooyinka ayaa waxa ay Boga warbaahinta Codkamuqdisho.com ku soo bandhigtay Sheeko dad farabadani ay aad uga heleen iyadoo sheekadaasi inoo sheegtay inay tahay mid ay u soo joogtay oo og tahay ruuxa y ku dhacday balse aany jeclen inay magaciis aku soo bandhigtay inkasta oo ay ku gaabsatay Oday Cali balse ruuxa y ku dhacday aan la dhihin Cali.

Odey Cali nin ladhaho ayaa xaaskiisa 18 sano kadib mar uur u yeelatay, aad ayuu u farxay, Laakiinse duqdiisa ayaa dhali weysay, oo 25 bilood uurkii caloosha kuwaday, odey cali 25taas bil aad ayuu uyaabsanaa, wuuna dhararsanaa, wiil ayaa loo dhalay isla markiiba odey cali magac cusub ayuu iska soo jaray, awal hore waxa uu layaabsanaa wiilka caloosha isaga jiray, waxaa u qorsheesneed in uu ”calool kujire” .u bixiyo.


Laakiin hadalkii ayaa isdaray, markaasuu wiilka ugu magac daray, ”Kujira Caloosha”, wuu weynaaday wiilkii aabihiis ayuu ka codsaday in magaca uu ka badalo, laakiin odey cali wuu diiday waxa uuna dhahay magacaan waa kii aan kuugu waqlalay, ”Kujira caloosha” wuu guursaday, isla markiina wiil ayaa loo dhalay, Wiilkiisa waxa uu ubixiyay, ”Bakteeriya”, si uu odeyga aabihiis oga aarsado, magaciisana u noqdo, ”Bakteeriya kujira caloosha odey cali”

GABADHA SANADKA
CODKAMUQDISHO.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip