Maynu Wada Tuugsano KKK Sheeko Cajiib ah Oo Dhacday,

0
Saturday August 25, 2012 - 23:17:36 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 3065
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maynu Wada Tuugsano KKK Sheeko Cajiib ah Oo Dhacday,

    Nin tuugsade ah ayaa habeen habeenada ka mid ah wuxuu soo maray rag gurigooda ku cawaynaya, markaasuu ku yiri “Magana alle” waxay ku yiraahdeen “allah ha ina siiyo” markaasu yiri “Xataa jab muufo ah oo qalayl ah maad isi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin tuugsade ah ayaa habeen habeenada ka mid ah wuxuu soo maray rag gurigooda ku cawaynaya, markaasuu ku yiri “Magana alle” waxay ku yiraahdeen “allah ha ina siiyo” markaasu yiri “Xataa jab muufo ah oo qalayl ah maad isiisaan?.
” markaasay yiraahdeen “ma haysano” markaasu yiri ” Xooga har haraa ahna maa isiisaan” markaasay yiraahdeen “ma awoodi karno” Isagoo quus ku dhaw ayuu ku yiri “Hadaba galaas biyo ah isiiya” Hase ahaate waxay ku yiraahdeen ” biyo nooma yaalan ” Kolkaasu ku yiri ” waa maxay meesha aad fadhidaan ,ina mariya aan wada tuugsanee ileen idinkaa iga mudan in la tuugsadee”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip