Tv ga Swedan Oo soo bandhigay Hees layaab leh Uu ku leeqeeyo Fanaanka Soomaaliyeed Ee reer Stockholm Daahir Indha jaceyl.

0
Saturday June 30, 2012 - 11:51:36 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tv ga Swedan Oo soo bandhigay Hees layaab leh Uu ku leeqeeyo Fanaanka Soomaaliyeed Ee reer Stockholm Daahir Indha jaceyl.

    Fanaanka caanka ah Daahir faarax Daahir Indha Jaceyl Oo soomaalida dagan Magaalada Caasimada u ah dalka Swedan ee Stockholm ay aad u jecel yihiin aya amarkii ugu horeysay waxa ay hees la yaab leh uu isagu ku luuqeynayo ka daawadeen Talefishinka Qaran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka caanka ah Daahir faarax Daahir Indha Jaceyl Oo soomaalida dagan Magaalada Caasimada u ah dalka Swedan ee Stockholm ay aad u jecel yihiin aya amarkii ugu horeysay waxa ay hees la yaab leh uu isagu ku luuqeynayo ka daawadeen Talefishinka Qaranka dalka Aswedan kaa oo si aad ah uga faalooday Heestan iyo sida ay dad badan oo soomaaliyeed u soo dhaweeyeen.Daahir Indhajaceyl oo ah Fanaan aad u da'a yar ayaa ah Fanaan ah si aad ay ugu riyaaqeen inta badan soomaalida isaga taqaan dhaqan ahaan isaga oo ka mid noqonaya Fanaaniinta Soomaaliyeed ee fara ku tiriska ah ee sida aadka ah loo jecel yahay.
Halkaan Riix Si aad u daawato Muqaalka la yaabka leh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip