TAHNIYAD AROOS. AHMED ABDULLE MAHDI IYO LUUL HUSSEIN HASSAN.

0
Sunday March 18, 2012 - 23:53:13 in Tahniyad by Super Admin
  • Visits: 4658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TAHNIYAD AROOS. AHMED ABDULLE MAHDI IYO LUUL HUSSEIN HASSAN.

    Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad Aroos oo farxad leh u dirayaan Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta lamaanaha is doortay Ahmed Abdulle Mahdi Iyo Luul Hussein Hassan oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan magalada B

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad Aroos oo farxad leh u dirayaan Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta lamaanaha is doortay Ahmed Abdulle Mahdi Iyo Luul Hussein Hassan oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan magalada Borlänge. Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Yurub, Africa iyo America waxay Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Arooska Farxada leh ee Ahmed Abdalle Mahdi iyo Luul Hussein Hassan oo Arooskoodi ka dhacay dalka Sweden gaar ahaan magalada waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara oo kala hela awlaad adeecda iyo kuwii gurigooda uu noqdo guri khayr qaba oo lagu dego.

Hooyo halwo Hassan Yuusuf

Aabe Hussein Hassan Wacays

Ayaan Hussein Hassan

Mohamed Hussein Hassan


Abti Ahmed Hassan Yuusuf

Abdirashiid Muhumud Ali

Abdirashiid Hassan Rasta

Gudoomiye Ali Afrikan

Abdi Ahmed Rooraye

Abdullahi Judhuu

Elimi Aadan

Omar Abdirihmaan

Ahmed Geysey

Macalin Yuusuf

Abdifitaah Yare Mastar Madahey

Deeqa Abdulle Salah Odageda

Ahmed Mohamud Cirey iyo caruurteda

Abdullahi Mohamud Yusuf
I live Borlänge in Sweden
Email: silciye85@hotmail.com
Tel: +0046704424917
Tel: +0046764376444


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip