Kulan deg deg ah oo Muqdisho uga socda Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

0
Saturday March 30, 2019 - 09:24:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan deg deg ah oo Muqdisho uga socda Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

    Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku leh xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku leh xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Kulankan oo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada ayaa la sheegay in looga hadlayo xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo sidii wax looga qaban lahaa

Kulanka degdega ah ee Golaha Wasiirada la isugu yeeray ayaa daba jooga kulankii Baarlamanka ee maanta baaqday oo xildhibaano ka horjeeda xukuumadda ay geeyeen mooshin ku saabsan xaaladda amniga ee caasimadda oo sii xumaatay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip