Duqa Muqdisho oo si adag uga hadlay Weerarkii Naasa Hablood kuna baaqay isla xisaabtan.

0
Sunday October 29, 2017 - 08:02:16 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo si adag uga hadlay Weerarkii Naasa Hablood kuna baaqay isla xisaabtan.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada MuqdishoTaabid Cabdi Maxamed oo tagay Hotelka Naasa Hablood 2 ayaa si adag uga hadlay weerarkii hotelkaasi lagu qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada MuqdishoTaabid Cabdi Maxamed oo tagay Hotelka Naasa Hablood 2 ayaa si adag uga hadlay weerarkii hotelkaasi lagu qaaday.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada amaanka shaqo fiican qabteen ayna soo bad baadiyeen dad badan oo lagu heestay dhismaha Hotelka Naasa Hbalood 2 ee weerarka lagu galay.

Waa wax aan la aqbali karin in labo isbuuc gudahood Musiibo kale oo xanuun badan nagu dhacdo,waa in si dhab la iskula xisaabtamaa, mas’uuliyaddana dusha loo ritaa”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Dowlada Soomaaliya ayaan wali wax tilaabo ah ka qaadin laamaha amaanka dowlada Soomaaliya oo u muuqda kuwa ku fashilmay in ay ka hortagaan qaraxyada magalaada kusoo batay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip