Taliye ka tirsan kuwa Booliska degmooyinka G/Banaadir oo ku dhintay weerarkii Naasa hablood.

0
Saturday October 28, 2017 - 17:47:52 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye ka tirsan kuwa Booliska degmooyinka G/Banaadir oo ku dhintay weerarkii Naasa hablood.

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska gobolka Banaadir uu ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxyadii galabta lagu weeraray hotelka Naasa hablood-2 ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska gobolka Banaadir uu ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxyadii galabta lagu weeraray hotelka Naasa hablood-2 ee magaalada Muqdisho.

Max’ed Yuusuf Nuur (Fanax Xagaley) oo ahaa taliyihii saldhiga Booliska degmada Dayniile ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyooday weerarka galabta ka dhacay Naasa hablood-2.

Fanax Xagaley ayaa horay u soo nqoday taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid.

Wararka ayaa sheegaya in gaari uu la socday taliyaha uu qaraxu ku qabsaday afaafka hore ee Hotelka Naasa-Hablood-2 ee degmada Xamar weyne xili uu halkaas marayey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip