”Daawo” Hees Ay qaado Fanaanadda Fartuun Birimo oo aad U soo Jiidatay dhalinta waayadan ee jacaylku jilbaha u dhigay..

0
Friday January 13, 2012 - 20:29:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 3180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ”Daawo” Hees Ay qaado Fanaanadda Fartuun Birimo oo aad U soo Jiidatay dhalinta waayadan ee jacaylku jilbaha u dhigay..

    Fanaanadda Fartuun Axmed Sahal Birimo oo Ka Mid ah Fanaaniinta soo Hana qaaday Wixii Ka Dabeeyay Bur Burkii Dalka 1991 Ayaa Qaaday Hees Si weyn u soo Jiidataydhamaan qeybaha kala gadisan ee umadda Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanadda Fartuun Axmed Sahal Birimo oo Ka Mid ah Fanaaniinta soo Hana qaaday Wixii Ka Dabeeyay Bur Burkii Dalka 1991 Ayaa Qaaday Hees Si weyn u soo Jiidataydhamaan qeybaha kala gadisan ee umadda Soomaaliyeed. Fanaanada yaad noqotay fanaanada ad loo jeclaystay heesaha ay ku luuqayso, iyadoo aad arkayso 10 ruux ee meel ku sugan 2 ka mid ah ay dhagaysanayaan heesaha aadka u macaan ay ku luuqeyso fanaanada fartuun axmed sahal Birimo.RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip