Daawo Tirada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka lagu kala guuleystay.

0
Wednesday January 11, 2017 - 14:03:50 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Tirada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka lagu kala guuleystay.

    Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta dooranayay Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa Afar Musharax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta dooranayay Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa Afar Musharax. Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya waxaa xaadir ahaa oo codkooda dhiibanayay Xildhibaano gaaraya 259-Xildhibaan , waxaana codadkii la dhiibtay xumaaday kaliya 2-cod sida ay sheegeen Guddiga qaban qaabada Doorashada.

Shir Gudoonka KMG ee Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore ayaa shaaciyay Natiijada Doorashada, waxa uuna sheegay in Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay 141-cod uu ku guuleestay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.


Musharaxiinta ayaa Codadka u kala helay sida tan




1-Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2-C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3-C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip