oorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw bilaabatay.

0
Wednesday January 11, 2017 - 10:01:38 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    oorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw bilaabatay.

    Waxaa daqiiqado yar kahor Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya afar Musaharax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa daqiiqado yar kahor Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya afar Musaharax. Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 248-xildhibaan waxaana kulankan Shir gudoominaya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka.

Doorashada Goordhaw bilaabatay waxaa ku tartamaya Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo xilkan difaacanaya iyo C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey).

Waxaa aad u adag in la saadaaliyo cida ku guuleesan doonta Doorashada goorshaw ka bilaabatay Xarunta golaha shacabka, waxaana ugu cad cad doorashadan lagana yaabo in midkood kusoo baxo Xildhibaan Jawaari iyo Xildhibaan Xidig.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip