Daawo:Wasiirka Arimaha Dibadda Masar Oo Diiday Inuu Salaamo Dhigiisa Dowladda DJibuti kadib markii Ay Heshiiska kala saxiixdeen.

0
Tuesday January 10, 2017 - 14:14:23 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Arimaha Dibadda Masar Oo Diiday Inuu Salaamo Dhigiisa Dowladda DJibuti kadib markii Ay Heshiiska kala saxiixdeen.

    Sida ay Baahiyeen TV yada Caalamka Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya waxaa kulan rasmi ah ku yeeshay Madaxweynayaasha wadamada dalalka Jabuuti iyo Dalka Masar Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Abdel Fattah El Sisi, waxana kulanka labada Madaxweyne gog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay Baahiyeen TV yada Caalamka Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya waxaa kulan rasmi ah ku yeeshay Madaxweynayaasha wadamada dalalka Jabuuti iyo Dalka Masar Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Abdel Fattah El Sisi, waxana kulanka labada Madaxweyne gogol xaar u ahaa Wasiirada arrimaha dibadeedyada labada Dal. Kulanka Oo ahaa mid aad uqurux badan isla markaana ay labada wasiir udiyaariyeen sid aad ah waxase la yaab ku noqotay Labada Madaxweyne kadib markii Madaxweyneyaasha oo dul taagan labada wasiir markii ay heshiiska kala saxiixanayeen ayaa waxaa dhacday saxiixa kadib sida caadada aheyd inay labada Wasiir ay isi salaamaan iyaga oo muujinaya is afgaradka Labada Dal.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip