Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad oo maanta Khudbado jeedinaya.

0
Monday January 09, 2017 - 09:30:00 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad oo maanta Khudbado jeedinaya.

    Waxaa goordhaw xarunta golaha shacabka ka bilaabanaysa khudbadaha Murashaxiinta Guddoomiye K-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhaw xarunta golaha shacabka ka bilaabanaysa khudbadaha Murashaxiinta Guddoomiye K-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka.

Ilaa 12 murashax ayaa lagu wadaa inay hadlaan min 15 daqiiqo, iyaggoo xubnaha baarlamaanka federaalka ah u sharixi doona sababta ay tahay in loogu doorto jagadaas.

Xubnaha Baarlamaanka Somaliya ayaa shalay dhageystay Khudbadaha ay jeedinayen Musharaxiinta Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku xigeenka 1-aad.

Murashaxiinta waxaa ay kala yihiin:

  1. Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi
  2. Mahad Cabdalla Cawad,
  3. Burhaan Aden Cumar,
  4. Cabdulahi Xusen Cali,
  5. Cabdiweli Maxamed Qanyare,
  6. Xuseen Cabdi Cilmi,
  7. Cabdulahi Godax Barre,
  8. Jamaal Xasan Ismacil,
  9. Cusman Ducaale, C
  10. ilmi Maxamed Nuur,
  11. Cabdiraxmaan Aden Ibarhim
  12. Maryan Axmed Harun.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip