Deg Deg Warsame Joodax Oo ku guuleystay Aqalka Hoose Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

0
Tuesday November 22, 2016 - 13:49:57 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Warsame Joodax Oo ku guuleystay Aqalka Hoose Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

    waxaa wali si xoogan uga socda Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Tartanka Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyadoo maanta la doortay Xildhibaano dhowr ah kuwaa oo kasoo kala jeeda Beelaha deegaan ahaan ka so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa wali si xoogan uga socda Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Tartanka Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyadoo maanta la doortay Xildhibaano dhowr ah kuwaa oo kasoo kala jeeda Beelaha deegaan ahaan ka soo jeeda Deegaanka Galmudug . Warsame Maxamed Xasan oo kamida siyaasiyiinta Rugcadaaga ah ee Beesha Saruur Habargidir horana Xilal kala gadisan uga soo qabtay Dowladihii Soomaaray Dalka isagoo markii ugu danbeysayna Soonoqday Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Xaga Amaanka ayaa Maanta si kalsooni buuxdaa ku dheehan tahay waxaabeeshiisu ugu dooratay inuu noqdo Xildhibaanka dhowrka sano Ku matali doona Kursiga Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Warsame Joodax ayaa ah shaqsi aad muctarif uga dhex ah Bulshada Soomaaliyeed iyadoo ta aay u dheertahay inuu yahay Ganacsade inbadan ku soo jiray Ganacsiga Soomaaliya.


Wasame Joodax ayaa waxa haatan hor yaal Shaqooyin aad u farabadan maadaama uun uu daqiiqado kahor uun ku guuleysat Tartanka Jagada Xildhibaanimo ee Baarlamanka Soomaaliya.

Natiijada inta uu ku guuleysaty iyo inta ruux oo kula tartameysay booska kala soco wararkeena danbe insha allaah 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip