Daawo:Wariyeyaal Balan Qaaday Inay Bilaabayaan Sanadka Kacdoon ka dhan Qabyaalada.

0
Monday October 10, 2016 - 16:14:40 in Xulka Sawirada
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wariyeyaal Balan Qaaday Inay Bilaabayaan Sanadka Kacdoon ka dhan Qabyaalada.

    Waxa dhawaan uu bartiisa Facebooka/ga uu ku soo qoray Wariye Wali Hashi oo ka howlgala TV ga Qaranka Dalka Finland qoraal aad ugaaban balse xambaarsanaa duluc mug weyn taa oo uu ku sheegay in ay Sanadka Cusub Bilaabayaan Qaar ka tisran wariyeyaasha S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhawaan uu bartiisa Facebooka/ga uu ku soo qoray Wariye Wali Hashi oo ka howlgala TV ga Qaranka Dalka Finland qoraal aad ugaaban balse xambaarsanaa duluc mug weyn taa oo uu ku sheegay in ay Sanadka Cusub Bilaabayaan Qaar ka tisran wariyeyaasha Soomaaliyeed Kacdoon looga hortagayo Qabyaalada sida mar sii horeysay uu ka soo muuqday TV ga Cusub Ee RTN Studiyaha Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya. Daawo MUuqaalkan UU Baahiyay Tv Ga RTN ee Dhawaan ku soo biiray TV yada ku hadla Afka Soomaaliga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip